Published On: Sun, Dec 25th, 2016

1.1 milyan euro oo Lagu Abaalmarin Doono Ciyaartoyda Real Madrid Ka Dib Guulahoodii 2016 Oo La Ogaaday

25 122016

Ka dib markii Real Madrid ay sannadkaan 2016 ku guuleystay seddex koob oo caalami ah – Champions League, UEFA Super Cup, iyo FIFA Club World Cup – ciyaartoyda kooxda oo dhan ayaa heli doona lacago abaalmarin ah madaama ay badiyeen final walba, sida ay qortay jariirada Marca.

Lacag gaareysa 1.1 milyan euro ayaa la siin doonaa ciyaaryahan walba ka dib guulihii ay gaareen sannadkaan iyadoo Champions League uu yahay guushoodii ugu weyneyd.

About the Author

-

Cayaaraha dunida. All Rights Reserved