Jose Mourinho oo gacanta loo galiye 200 Milyan.

-8 Published On: 23/05/16

23 05 2016 Jose Mourinho ayaa gacanta loo gelin doonaa 200 milyan oo ginni si uu u dhiso koox Manchester United ah oo markale ku guuleysan karta koobka horyaalka England Premier More...

Kooxda Barcelona ayaa ku guuleystay xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh Copa del Rey iyagoo 2-0 ku garaacay kooxda Sevilla.

Barcelona's pose with the trophy after they won the final of the Copa del Rey soccer match between FC Barcelona and Sevilla FC at the Vicente Calderon stadium in Madrid, Sunday, May 22, 2016. Barcelona won 2-0. (AP Photo/Daniel Ochoa de Olza) Published On: 23/05/16

23 05 2016 Kooxda Barcelona ayaa ku guuleystay xili ciyaareedkii labaad oo xidhiidh Copa del Rey iyagoo 2-0 ku garaacay kooxda Sevilla kadib markii ciyaar ay labada kooxood More...

Ryan Giggs Oo diiday inuu lashaqeyo Mourinho.

-17 Published On: 23/05/16

23 05 2016 Ryan Giggs ayaa diyaar u ah inuu macsalaameeyo Manchester United ka dib 29 sanno oo uu ku sugnaa kooxdaan, sida ay qortay majaladda The Sun ee dalka England. Tababaraha More...

Man United Oo Raacdeysay Louis Van Gaal +Sawirro.

-1 Published On: 23/05/16

23 05 2016 Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay shaqada ka raacdeysay tababare Louis van Gaal iyo shaqaalihiisa tababarka ka dib laba sanno oo ay ku qarash gareeyeen More...

Manchester United o ku guuleystay FA Cup +Sawirro.

1 Published On: 21/05/16

May 21, 2016 Manchester Unitedayaa kuguuleysatay koobka FA  kadib marki ay 2-1 kaga dkaatay kooxda Crystal Palace oo ay Webmley ku kulmeen fiinaaka koobkan. Ciyaartan  oo More...

SAWIRRO: Mesut Ozil oo gaaray magaalada barakaysan ee Makah si uu u cumraysto.

3 Published On: 19/05/16

19 05 2016 Laacibka muslim ka ah ee kooxda Arsenal Mesut Ozil ayaa gaaray magaalada barakaysan ee Makah si uu u cumraysto. Mesut Ozil ayaa fasax ku aaday qaar ka mid ah dalalka More...

Taageereyaasha Sevilla iyo Liverpool oo is fara saaray.

.9 Published On: 19/05/16

19 05 2016 Waxaa gamcaha isula tagay taageereyaashii kooxaha Sevilla iyo Liverpool kahor bilowgii kulankii fiinaalaha ee Europa League. Waxaa qasab markii dambe noqotay in loo More...

Sevilla oo Markii Sadexaad oo Xiriir ah qaaday koobka Europa League +Sawirro.

5 Published On: 19/05/16

19 05 2016 Kooxda Kubada Cagta Sevilla ee dalka Spain ayaa dhegaha ka Garaacday koobkiina ka Xoogtay Liverpool kadib markii ay kaga badiyeen 3-1 Waxaana Gool ay lahormareen More...

SAWIRO: Dabaal Dagii Paris Saint Germain Ee Horyaalka Faransiiska & Sagootintii Zlatan Ibrahimovic.

9 Published On: 17/05/16

17 05 2016 Paris Saint Germain ayaa guul kusoo xirtay horyaalka faransiiska kadib markii ay 4-0 ah ku xasuuqeen kooxda Nantes ciyaar ka dhacday garoonka Parc des Princess, iyadoo More...

250 kun qof oo usoo baxay dabaaldega guusha kooxda Leicester City ku hanaday horyaalka Ingiriiska:

15 Published On: 17/05/16

17 05 2016 In ka bada 250,000 taageerayaal jibeysan ayaa isugu soo baxay magaalada Leicester, si ay ugu dabaal degaan guusha geesayaashii usoo hoyiyay 132 sano oo kooxda Leicester More...

Barcelona oo hanatay horyaalkoodii 24-aad ee La Liga .

Z Published On: 16/05/16

14 Maajo 2016  Kooxda Barcelona ayaa hanatay horyaalkoodii 24-aad ee La Liga kadib markii ay 3-0 ku garaaceen goor dhaw kooxda Granada oo ay marti u ahaayeen. Guusha Barcelona More...

WARARKII HORE, HALKAN RIIX....

.2

Wafdi isugu jira wasaaraddaha Amniga ,Isboortiga iyo Gos oo kormeer ku tagay Stadio Muqdisho+Sawirro.

May 19, 2016 Wafdi balaaran oo isugu jray  wasaaradda Aminaga , Wasaaradda Dhalinyarda iyo isbooortiga Guddiga Olombika Soomaaliyeed,  maamulka Gobolka Banaadir iyo Ururka Haweenka More...

5

Daawo Sawiradda Banaadir SC oo u dabaal degtay hanashada horyaalka Soomaaliya.

12 05 2016 Kooxda Kubadda Cagta Banaadir SC  oo horey u hanataya horyaalka kubadda cata   Soomaaliya 2015-16 ayaa maanta la gudoonsiiyay koobka horyaalka marki ay kulan ugu More...

(5)

SAWIRRO: Wasiiradda Waxbarashada DFS oo ka Qayb-gashay Xiritaanka Tar-tankii Jeem ee Qatar .

Arbaco, Feberaayo 17, 2016 Wasiiradda Waxbarashada Somalia, Khadra Bashiir Cali ayaa Magaalada Doxa ee Xarunta Dalka Qatar ugu qayb-gashay Xaflad lagu soo xiray Tartanka Cayaartoyda More...

2,-.,

Kooxda Horseed Oo 33 Sano Kadib Ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud, Markii 2-1 Ku Dubteen Heegan.

17 12 2015 Kooxda Horseed ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa markii u horeysay muddo 33-sano kadib ku guuleysatay koobka loo yaqaano Jeneraal Daa’uud, kadib markii ciyaartii More...

1.-

Tartanka kubada Kolayga Degmooyinka gobolka Banaadir ee Wiilasha oo garoonka Wiish ka furmay +sawirro.

Sunday November 15, 2015 Tartanka kubadda kolayga degmooyinka gobolka Banadir ee Wiilasha ayaa maanta ka furmay garoonka Wiish, waxaana xafladii furitaanka kasoo qeyb galay masuuliyiin More...

Wafdi isugu jira wasaaraddaha Amniga ,Isboortiga iyo Gos oo kormeer ku tagay Stadio Muqdisho+Sawirro.

May 19, 2016 Wafdi balaaran oo isugu jray  wasaaradda Aminaga , Wasaaradda Dhalinyarda iyo isbooortiga Guddiga Olombika Soomaaliyeed,  maamulka Gobolka Banaadir iyo Ururka More...

WARAYSI CAJIIB AH OO AAN LA YEELANAY AXSAN LAACIB SHIIKHAALOOW

MAXAMED-XUSEYN-CALI

Waxaa Illaah mahadii ah in aan la kulano, oo aan waraysano mid ka mid ah xidigihii laacibiinteenii Soomaaliyeed (Legends) More...

TAARIKHDA ISBOORTIGA SOOMAALIYEED IDIN ILOOBI MEYSO.

1

Dhacdo kasto oo wanagsan ee soo marta taarikhda waxa loo tiriyaa in abaabulkeeda ay leeyihiin shaqsiyaad leh garasho More...

XAFLADDII XIRITAANKII GAROONKA SOLLENTUNA OO LAGU QABTAY RESTAURANT BLUE MOON OO KU TAALO RINKEBY..

5

Waxaa xalay oo ay taariikhdu ahayd 1/05/2010  la soo gabagabeeyay casho sharaf aad loo soo agaasimay laguna qabtay More...

Taariikhdii Xiddigga Saleebaan Maxamed Maxamuud oo Kooban.

2

Waxaa taariikhdu markay ahay 9 may 2010 lagu qabtay Restaurant Blue Moon oo ku taal xaafadda soomalidu deggan More...

XULKA QARANKA GABDHAHA KUBADDA KOLEYGA GUUL TAARIIKHI

arab22

Xulka Qaranka Gabdhaha kubadda koleyga ee Soomaaliya oo si xarage leh uga badiyey xulka qaranka gabdhaha kubadda More...

Gabdhahii hore ee Kubadda Kolayga Soomaaliya oo Finland ku qaatay Kulamo Xiiso Leh Sameeystayna Maamul ay Leeyihiin 21 sano ka dib (SAWIRRO)

shirweyne1

FREDAG 22 APRIL 2011 Waxaa magaaladda Helsinki ee caasimadda Finland ka dhacay shir taariikhi ah oo markii ugu More...

Tarikhda Cabdi Bile Cabdi oo ah ordaagii caanka ahaa ee Soomaaliya.

cabdi-bile

16 05 2015 Maanta waxaan inyar isdul taagaynaa tariikhda Ordaaga caan ka ah ee cabdi bile cabdiwaxa uu ku dhashay More...

Taariikh Nololeedka Xiddiga weyn Lionell Messi

messi03

23 04 2015 Taariikh Nololeed ee Xiddiga weyn Lionell Messi Magiciisa oo buuxa waa Lionel Andrés Messi waxaa uu More...

15 250 kun qof oo usoo baxay dabaaldega guusha kooxda Leicester City ku hanaday horyaalka Ingiriiska:

17 05 2016 In ka bada 250,000 taageerayaal jibeysan ayaa isugu soo baxay magaalada Leicester, si...

-2 Kooxda Leicester City ayaa garoonkeeda lagu guddoonsiiyay Koobka Horyaalka Ingiriiska ee xilli ciyeereedka 2015/2016.

08 05 2016 Kooxda Leicester City ayaa garoonkeeda lagu guddoonsiiyay Koobka Horyaalka Ingiriiska ee xilli ciyeereedka...

lis_1 Daawo Sawirro iyo Muuqaal :Xiddigaha Leicester City oo Farxad darteed isku dhex yaacay & Chelsea oo Niyada ka jabisay Tottenham.

May 03 2016 Waa wax aanan dhici karin balse hadane dhacay sidaas waxaa soo qoray oo...

Carlos Tevez Muxuu Ka Yiri Wararka La Xiriirinaya Inuu Dib Ugu Laabanayo Kooxdiisii Hore Boca Junior?

tevez

23 04 2015 Mudooyinkii lasoo dhaafay hadal heynta ugu badan ee ka jirta maagalada Turin ayaa aheyd in Carlos More...

Wakiilka Pogba Oo Ka Dhawaajiyay In Xidigan Xagaagan Ay Kooxdiisa Juve Iibin Doonto

23 04 2015 Wakiilka misaanka culus Mino Raiola ayaa sheegay in macmiilkiisa Paul Pogba uu xagaagan kooxdiisa Juventus isaga hayaami doono...

AC Milan oo weydiineysa Chelsea in Marco van Ginkel sanad kale uu la sii joogo.

22 04 2015 AC Milan ayaa la dhacsan qaab ciyaareedka Marco van Ginkel waxaana ay doonayaan iney heshiiska amaahda u kordhiyaan xiddiga..

VIDEO: Qiimeyn 122-gool oo Messi, Suarez & Neymar dhaliyeen 2014/15, kee ugu qurxan.

MSN11

09 06 2015 Saddexda gool dhaliye ee ka soo jeeda qaarada Latin America ee ka tirsan kooxda Barcelona ee Lionel More...

Daawo Muqaalka Qaabka Ay Barcelona Xaflada Sagoonta Ah Ugu Qabatay Xavi Hernandez Iyo Dareenkii Xaflada Ku Xeeranaa.

Taariikh: 04-June-2015 Kooxda Barcelona ayaa kabtankeeda Xavi Hernandez u qabatay xaflad layaableh oo ay ku macasalaamaynaysay iyada oo uu Xavi ciyaari..

MAQAAL: Haddii Uu Guardiola Kooxo Badan Ku Soo Gumaaday In Messi Uu Kooxdiisa Ahaa, Hadda Ayuu Diyaarinayaa Qorshihii Uu Lionel Messi Ku Joojin Lahaa, Kooxdee Ayayse Ciyaarotyda Barcelona Doonayeen?

24 04 2015 Guardiola ayaa ah macalinkii Lionel Messi ka dhigay ciyaartoyga uu maanta yahay, wuxuuna macalinka ree Spain xidigan la..
Cayaaraha dunida. All Rights Reserved